September 16, 2020 | Posted by admin

Sii-hayaha ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya ,Mr Staffan Tillander.

Kullanka dhexmaray labada mas,uul ayaa waxa ay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka joogtada ah ee ka dhexeeya labada dal,waxa ayna sheegeen in labada dhinac ay ka go’antahay in ay xoojinayaan calaaqaadka ka dhexeeya labada dowladood.

Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha dalka ayaa kaga mahad celiyaya dowladda Sweden taageerada iyo garab istaaga ay siiso shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed

COMMENTS