July 31, 2022 | Posted by admin

Dhamaan Madaxda ayuu badalay quluubtooda Carafad Bashiir oo ku hadlayay Magaca Saraakiisha iyo Saraakiil Kuxigeenada maanta tababarka loogu soo gaba-gabeeyay xerada Tababarka Ciidamada ee TurkiSom

waxuu sheegay in ay ka go’an tahay fulinta dhaartooda ku aadan in ay u shaqeenayaan dalka iyo dadka Soomaaliyeed kana xoreenayaan Cadowga gudaha iyo Dibadda.

COMMENTS