June 10, 2020 | Posted by admin

Xildhibaan sahro cumar Maalin oo ka mi ah Xidhibaanada golaha shacabka soomaliya oo maanta ka hor hadlaysay xildhibaanada Golaha shacabka soomaaliya ayaa sheegtay in ay jiraan Magacyo xun oo Bulshadu ay ka fahmeen mudnaanta Golaha shacabka JFS.

Waxa ay ugu baaqday xildhibaanada Golaha shacabka somaliya in ay ka dhii dhiyaan wax kasta oo ku kenaya sumcad dil.

‘ Sidoo kale waxay eedeen culus ujeedisay shaqaalaha Baarlamaanka soomaaliya oo ay ku eedeeysay in ay masuul ka yihiin wax kasta oo ka dhaca golaha dhax-diisa.

Hadalka Xildhibaan Sahra ayaa imaanaya xilli Golaha Baarlamaanka dhaxdiisa Firimbi laga yeeriyay Maalintii sabtida aheed ee Madaxweyne Farmaajo uu furi lahaa Kalfadhiga 7aad ee Golaha shacabka JFS.

//www.facebook.com/232422477448856/videos/2690746834581477/
COMMENTS