April 28, 2021 | Posted by admin

Ilo xog ogaal ah uu ku dhow guddoonka baarlamanaanka ayaa xaqiijiyay in kulanka degdegga ah ee uu Guddoomiyaha muddo xileedkiisu dhamaaday ugu yeeray xildhibaannada maalinta Sabtida ah la qorsheynayo in xilka looga qaado Ra’iisul Wasaare Rooble.

Guuxa arrintan ku saabsan aya saacadihii la soo dhaafay aad u soo baxayay, kaddib markii xog laga helay Xildhibaanada qaar ay isla wadaageen in maalinta Sabtida ay la gedin doonaan Rooble, si mowjad cusub uu dalku u galo.

Baarlamaanka ayaa Rooble ku eedeyn doona in uu ku fashilmay diyaarinta doorasho qof iyo cod ah, waana isla eeddii xilka looga tuuray Xasan Cali Khayre.

COMMENTS