April 28, 2021 | Posted by admin

Caawa waxaa Shir Xasaasi ah Muqdisho ku yeelanaya Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle , xubna ka mid ah Midowga Musharaxiinta iyo Xubnaha Musharaxiinta waxaana Kulankaasi ka qeyb gali doona Xildhibaano ka Tirsan Labada aqal ee Baarlamaanka.

Ilo Xog ogaal ah ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu is gadiyay islamarkaana uu Qorsheenayo Tilaabo Xilka Looga qaadayo R/W Rooble iyo Mooshin ka dhan ah Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor.

Xildhibaano ka Tirsan Golaha Shacabka ayaana Hadda ku sii Qulqulaya Hooyga Qoor Qoor, Ra’isul Wasaaraha ayaana Hadda Ku sugan Hooyga Madaxweynaha

COMMENTS