June 25, 2022 | Posted by admin

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Codka kalsoonida ka helay Xildhibaanada Golaha Shacabka dhamaan.

Gudoomiyaha Golaha Mudane Sheikh Aadan Madoobe ayaa dalbaday in Codka kalsoonida loo qaado waxaana loogu codeeyay Hab Gacan taag ah.

Dhamaan Xildhibaanada ayaana u codeeyay Ra’isul Wasaaraha cusub ee dalka, Mana jiro wax diiday iyo Xildhibaan ka aamusay, waxuuna u Mahad-caliyay dhamaan Xildhibaanada ee Codka siisay

COMMENTS