June 24, 2022 | Posted by admin

Ra’isul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya xamza cabdi barre ee dhawaan uu Soo Magacaabay Madaxweynaha Qaranka Mudane Xasan Sheikh ayaa maalinta Birita ah la horgeenayaa Golaha Baarlamaanka.

xildhibaanada ayaa lagu Wargaliyay inay Soo xaadiraan Fadhiga Golaha Shacabka, si Codka Loogu qaado Wasiirka 1aad ee dalka.

Madaxweynaha Qaranka Mudane Xasan sheikh oo Biri hortagi lahaa Xildhibaanada si Xukuumadda uu horkeeno Baarlamaanka ayaa xanuunsan waxaana ku dhacay Caroona.

Malainta Birita ah ayaa laga sugayaa in Xildhibaanada Codkooda ah siiyaan Wasiirka 1aad ee dalka

COMMENTS