June 25, 2022 | Posted by admin

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa looga yeeray xafiiska xeer ilaalinta gaar ahaan qeybta qaabilsan danbiyada lidka ku ahaa maaliyadda iyo dhaqaalaha, sida lagu sheegay warqad kasoo baxday xeer ilaalinta qaranka

In kastoo aan si rasmi ah loo ogeeyn eedeymaha loo heysto wasiir balse hadana xeer ilaalintu waxay sheegtay in wax laga weydin doono ‘arrimo la xiriira maaliyadda uu xafiiska baaristiisa wado.

Hoos ka Akhriso.

COMMENTS