November 21, 2021 | Posted by admin

Qaar ka mid ah musharaxiinta u tartamaya kursiga hop104 ee deegaan doorashadiisu tahay Galmudug ayaa goordhaw sheegay in loo diiday warqadihii dambi la’aanta iyo tan diiwaan galinta ee gudigga doorashooyinku siiyay qaar ka mid ah musharaxiinta kale. 

musharaxiintan ayaa ku eedeeyay gudigga doorashooyinka Galmudug in uu is hortaag ku sameeyay xuquuqdii dastuuriga aheyd ee ay ugu tartami lahaayeen kursiga Hop104.

 Doorashada Galmudug waxaa laga Muujinaayay saluug farabadan waxaana Madaxweyne Axmed Qoor Qoor lagu Eedeeyay inuu boobayo Kuraasta taala Galmudug ee Golaha shacabka JFS.

COMMENTS