November 21, 2021 | Posted by admin

Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkamadda Ciidamada qalabka sida Gen Cabdullaahi Buule Kameey ayaa sheegay in hogaanka NISA lagu waayay wax caddayn ah oo muujinaya ku lug lahaanshaha Kiiska Ikraam Tahliil.

Gen Kameey ayaa sheegay in hay’adda NISA ay si hufan ula shaqeeyeen inta ay wadeen baarista Kiiska Ikraan Tahliil, Cabdullahi Buula Kameey ayaa sheegay in ay caddaymo ka qoreen ku simaha NISa Gaashaanle Sare Yaasiin Fareey iyo Madaxii hore ee NISA Fahad Yaasiin.

COMMENTS