September 4, 2020 | Posted by admin

Muxaadaro Siyaasadeed tii ugu weyneed uguna muhiim saneed ee waayadaan dalka laga qabto.

Machadka Raas ee falanqeeya arimaha siyaasada ayaa soo qaban qaabiyay muxaadaro siyaasadeed ciwaan keedu yahay “Doorashada Soomaaliya 2020-2021 oo lagu gor feyn doono xaalka doorashada dhawaan lafilayo.

Waxaa muxaadarada qaban doona Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud goobta waa Hotel Jazeera, 8/9/2020 habeenka Arbacada soo galeyso 6:30pm.

Mas’uul isagoo kursiga fadhiya Iyo isaga oo aanan fadhin ba bulshada soo hor fariista fikir kiisana deeqsiiya sida ay qabaan dad badan .

Wax badan ayaa la ifin doonaa habeen kaa insha allah.

COMMENTS