January 15, 2022 | Posted by admin

Maamulka Hirshabelle Ayaa xalay ku dhawaaqay Liiska 11 Kursi ee dhawaan Lagu dooran doono deegaanada Hirshabelle.

11 kursi ee Hirshabelle gaar ahaan Guddiga Doorashadu shaaciyay ayaa ah Kuwii ugu Horeeyay ee Hirshabelle ku dhawaaqdo.

Xubnaha caanka ah ee ka Soo Muuqday Kuraastooda waxaa ka mid ah, C/Qaadir Caraboow, Khadiijo Maxamed Diiriye iyo Musharax Madaxweyne C Qaadir Cosoble Cali.

Hadaba Halkaan ka Akhriso Kuraasta xalay la shaaciyay Shaqsiyaadka ku fadhiya

  1. HOP#005. Maxamed C Ceymooy
  2. HOP#024. Cabdulqaadir Caraboow
  3. HOP#033. Yuusuf Ibrahim Afrax
  4. HOP#052. Farxiyo Maxamud Dhaqane
  5. HOP#070. Aadan Cali Xasan
  6. HOP#088. Dahabo Suusow Maxamuud
  7. HOP#097. Khadiijo Diiriye
  8. HOP#098. Maxamud Max’ed Jimcaale
  9. HOP#106. Miino Xasan Maxamed
  10. HOP#115. Cali Maxamed Cumar
  11. HOP#140. Cabdulqaadir Cosoble Cali
COMMENTS