January 15, 2022 | Posted by admin

Guddiga doorashooyinka Maamulka Galmudug ayaa shaaciyay 21 kursi ee taalay Dhuusomareeb.

tirada guud ayaa ahayd 26 kursi balse horey ayaa loo qabtay afar kursi.

Magaalada Galkacayo waxaa taalo iyana 11 Kursi oo aan wali la shaacin.

Madaxweyne Qoor Qoor Ayaa la tashiyo badan iyo kulamo joogta ah sameeyay intii uu ku sugnaa Muqdisho, waxuuna Hadda Guddiga Doorashadu shaaciyay dhamaystirka Kuraastii ugu dambeeyay ee Galmudug Lagu dooranayo.

COMMENTS