January 15, 2022 | Posted by admin

Guddiga Doorashada Galmudug oo shaaciyay Doorashada 21Kursi oo ka mid noqonaya Golaha Shacabka JFS.

kuraasta waxaa ka Soo Muuqday Kursiga Cali gaaf ee Hop#137, islamarkaana uu ku fadhiyo Xildhibaan saadaq Macalin C kariin Xaaji.

COMMENTS