January 16, 2022 | Posted by admin

maanta ayaa Muqdisho Qarax ismiidaamin ah lagula eegtay Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim macalimuu.

Qaraxa ayaa ka dhacay Meel ka Soo Horjeeda Hoteelka Maka Almukarama ee Muqdisho, waxuuna ahaa ismiidaamin.

Qaraxa waxaa fuliyay ruux isku Soo xiray Walxaha Qaraxa, waxuuna ku dhacay gaariga Afhayeenka.

Dhaqaatiirta Ayaa sheegay in macalimuu xaaladiisu ay wanaagsantahay Lagu dabiibay isbitaalka Digfeer ee Muqdisho.

Dad badan ayaa aamisan in Shaqsiyaadka Xukuumadda la sheeqeeya in si dhaw Loo beegsado, waxaana Arintaan oo kale Lagu dilay Weriye C/casiis Afrika

COMMENTS