October 19, 2010 | Posted by admin
PART 1
HEESTII SHAMSO
Part 2
HEESTII WARDHEER
Waa fanaankii Hussein Ali Miiraale oo Booqasho Casuumad ah ku tagay Dalka Australia halkaas uu ka dhigay Barnaamij ay la dhaceen dhamaan dadkii halkaas kula qaatay Barnaamijkii dabaal daga Ciida.
shabakada Duhur waxay ka mid tahay kuwa sida aadka ah u qadariya Al Fanaan Miiraale. Waxaana u Mahadcelinayaa dhamaan dhalinyarada reer Australia.
By. Muktar Katiitow
COMMENTS