July 20, 2021 | Posted by admin

Cabsidii ugu weyneyd ayaa Al-Shabaab soo wajahday ka dib Markii 11-ka barqanimo ayay duqeyn lala beegsaday Al-Shabaab, waxayna ka dhacday deegaannada Dawlad Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya.

Kumaandooska Xoogga Dalka ee DANAB. Duqeynta lagu difaacayey Ciidanka wax dhibaato uma gaysan dadka rayidka ah sida warbaahinta Dowladdu ay shaacisay.

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Danab way sii wadayaan dadaalada ay ka wadaan Dowlad Goboleedka Galmudug si ay uga xoreeyaan shacabka Soomaaliyeed falal xaasidnimada ee canaasiirta Al-Shabaab ayaa Lagu yiri Qoraal ka soobaxay Dowladda Soomaaliya.

COMMENTS