September 5, 2022 | Posted by admin

Wilyam Ruto ayaa noqday Madaxweynaha saxda ah ee la doortay kadib markii maxkamadda aqbashay natiijada doorashada.

Maxkamada sare ee dalka Kenya ayaa dhawaan dalbaday in Lagu caliyo tirinta Codadka 15 goobood oo Kenya ka Tirsan ee codadka Laga dhiibtay.

Maxkamada ayaa raacday wadaadkii Guddiga Doorashada Kenya, waxaana sidaasi Madaxweynaha Kenya ku noqonya Ruuto

COMMENTS