September 5, 2022 | Posted by admin

Booliiska Galmudug ayaa koonfurta magaalada Gaalkacayo ku qabtay baabuur sida Geed-quwaaxa dhulka Soomaalida, waxaana ay u dhaadhiciyeen saldhigga degmada.

Xaalufka Geed-quwaaxa oo Puntland ka jirey ayaa imminkana u wareegey Galmudug, in kastoo Puntland aysan tallaabo ka qaadin dad ay madax ku jiraan oo lagu eedeeyey.

COMMENTS