May 7, 2021 | Posted by admin

Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo kamid ahaa xubnaha ugu da’da weyn baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhow ku geeriyooday Muqdisho.

Marxuumka ayaa soo noqday RW ku xigeen iyo wasiirka arrimaha dibadda xukuumaddii RW Cali Maxamed Geedi sanadkii 2004-tii. Sidoo kale waxa uu soo noqday safiirka Soomaaliya ee dalka Ruushka intii ay jirtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya.

COMMENTS