May 3, 2021 | Posted by admin

Taliyaha qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka Janaraal Tareedisho ayaa amray in laga joojiyo dhamaan xuquuqda uu wasaaradda difaaca ku leeyahay Gaashaanle dhexe Axmed Naxar Calasow, oo ka tirsan saraakiisha gobalka Hiiraan.

Taliye Tareedisho ayaa sarkaalkaan ku eedeeyay in uu faraha la galay arrimo qabiil, hase yeeshee sarkaalka iyo xubno kale oo qoyskiisa ah ayaa ii sheegay in lagu heesto mucaaradad aan hubeesneen oo uu kala horyimid maamulka cusub ee HirShabeelle.

Arrintaan xuquuq ka joojinta ah ayaa ku soo aadeysa iyadoo mucaaradku iyo ciidamada ku sugan Muqdisho ay maalmahan muujinayeen in ciidanka iyo saraakiishooda lagu sameyn karo shaqo joojin, xuquuq ka xayirid, xarig iyo ruqseenba.

COMMENTS