October 18, 2017 | Posted by admin

Dadka Degan Magaalada Muqdisho qaybo Ka mid ah ayaa Caawa Dareemaya Cabsi Xoogan Ka dib Markii Khudbad Laga Jeediyay Mid ka mid ah Masaajidada ku yaala Magaalada Muqdisho.

Masjidka Nasru Diin Ee Ku Yaala Xaafada Baar Ubax ayaa Salaadii Cishaha Kadib Caawa Waxaa Laga Sheegay In Baadil Ay Ahaayeen Wixii Maanta Ka Dhacay Garoonka Kubada Cagta ee Koonis.

Kaas oo Maanta ay isugu Soobaxeen Kumanaan Ruux oo shacab ah Kuwaas oo Ka xun Qaraxii Zoobe Waxaana Masaajidka Laga sheegay in Dadkii tegey Inay U Toobat Keenaa Alaah.

Dowlada ayaa looga Fa dhiyaa in jawaab ka bixiso Hadalkaas

COMMENTS