June 6, 2021 | Posted by admin

Xisbiga Ilays oo uu hoggaamiyo C/qaadir Cosoble oo ka mid ah Midowga Musharaxiinta ayaa soo dhoweeyay go’aanka Guddiga heerka Wasiir ee Ra’iisul Wasaaraha u saaray xaqiijinta xubnaha cabashada laga keenay ee Guddiga lagu muransanaa ee doorashooyinka.

Musharaxiinta ayaa isku khilaafsan Go’aanka Guddiga loo xilsaaray xal u helida xubnaha tabashada laga qabo ay ka soo saareen.

Xibsiga Wadajir ayaa dhawaan diiday Go’aan ka soobaxay Musharaxiinta islamarkaana uu taageeray Xisbiga uu Hogaamiyo C/qaadir Cosoble Cali, Balse maanta go’aankii xukuumadda ayuu ka soo Horjeestay C/raxmaan C shakuur Warsame, waxaana si lamid ah Go’aankaas Taageeray Xibsiga ileys

Halkan ka akhriso

COMMENTS