July 24, 2020 | Posted by admin

Askari ka Mida Ilaalada Xarunta Gobolka Banaadir ayaa jir dil sababay in ay Xaalad Adag oo Miir beel ah Gasho u geestay Gudoomiyaha Degmada Warta Nabadda Zaynab Maxamuud Xaabzeey.

Ilo caafimaad Ayaa sheegaya in uu jiro jab lafeed oo dhanka feeraha ah Waxaana la tacaalaya dhaqaatiirta.

Zeynab Xaabzey ayaa Maanta oo kale sanad ka hor ka mid ahayd Dadkii ku dhaawacmay Qarixii Aqalka Dowladda Hoose.

Waxa ayna Maanta kulan duco ah oo ay soo Abaabushay u Sameeysay Dadkii W
Qaraxaas ku dhintay

COMMENTS