January 16, 2022 | Posted by admin

Waxaa Goor dhaw la isla gartay in gebi ahaanba la joojiyo Banaanbixii loo madlanaa in uu ka dhaco Muqdisho

Odayaasha Dhaqanka iyo guddiga Abaabulka Banaanbaxyada ayaa ku heshiiyay in Guud ahaanba laga tanaasulo Banaanbax ka dhaca Muqdisho.

Banaanbaxaan Ayaa todobaadkii Hore la joojiyay ka dib Markii Laga baqay inuu dhaliyo dhibaato Hor Leh

COMMENTS