April 30, 2021 | Posted by admin

Dab Xoogan ayaa Goor dhaw ka kacay Isgooska Jiira Garoob ee Degmada yaaqshiid, gaar ahaan Goob Ganacsi oo Maqaaxi ah.

Dabkaan ayaa ka dhashay Mid ka mid ah Haamaha Gaaska oo Tiilay Meel Maqaaxi ah oo Afur Lagu sameenayay, waxaana Basbeelay dhamaan wixii yiilay Goobtaas Ganacsi oo Maqaaxi iyo Dukaan ka Koobneed.

Gaadiidka dab damiska ayaa Goobta soo gaaray waxaana sidoo kale Gurmad Xoogan sameeyay dadka Deegaanka si dabku uusan usii Faafin.

COMMENTS