November 22, 2020 | Posted by admin

Ciidan katirsan milatariga Soomaaliya oo ku Xareesnaa Xeerada Aruuris ee ku taal Deegaanka Xananbuure ee Gobolka Glgaduud ayaa laga Cabsiqabaa in ay Sameyaan Gadood kadib muddo Dowladda ay ugu sugnayaan xeradaan.

Ciidankaan ayaa garaaya ku Dhaawad 200 Askari Horeyna Dowladda Xeradaan iskugu geysay iyaga oo lag kala keenay Deeganada Gobolada Galgaduud iyo mudug ayaa Hatan Bilaabay dhaq-dhaqaaq ay ku Sameenayan Gadood kadib muddo mishaar laa,aan ay ahaayeen.

Xalada ayaa kacsan iyadoona cidankaan laga casiqabo in ay xiraan wada xariirisa Degmooyinka Cadaado iyo Dhusamareeb.

COMMENTS