September 11, 2022 | Posted by admin

Colaada ka Taagan Hirshabelle gaar ahaan inta u dhaxaysa Cadale iyo Raaga ceelle waa mid qasaare xoogan uu ka dhashay, Dowladda Soomaaliya waa inay kala dhaxgasho dadka Walaalaha ah ee ku dagaalamaya Sh/dhaxe.

Dadka Qaarkood ayaa noo sheegay in colaada ay u dhaxayso laba Beel oo walaala ah, waxaana Cabdalla Caroone iyo Maxaa Muuse.

ku dhawaad 20 ruux ayay iska dileen dhinacdayada dagaalamay Maanta waxaana wili jirta Cabsi xoogan

COMMENTS