September 12, 2022 | Posted by admin

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho uga soconayay Madaxda Qaranka iyo Maamul Gobaleedyada dalka oo la Soo gabagabeeyay

Qodobada Shirka Golaha Wadatashiga Qaran waxaa ugu Muhiimsan in la xoojiyo Dagaalka Alshabaab, waxayna taageereen Howlgallada ka socda Goballada dalka sida Hiiraan.

Waxaa ka mid ah in la xoojiyo wada-hadallada Dowladda dhaxe iyo Soomaaliland.

Iyo in la isugu yimaado markale Shirka Golaha Wadatashiga si loo sii xoojiyo wada shaqeynta Dowladda dhaxe iyo Maamul gobaleedyada

COMMENTS