January 8, 2022 | Posted by admin
Qodobada War-Murtiyeedka lasoo saari doono ku jira aan si hordhac ah idin kugu qisho:-
- In Amniga doorashooyinka ee dalka lagu wareejiyo Ciidanka Nabbad Ilaalinta ah ee AMISOM.
- In si wadajir ah loo canbaareeyo afganbigii dhicisoobay ee 27-ka Dec 2021 ee la iskugu dayey in awood ciidan lagula wareego Xafiiska Raysal Wasaare Rooble.
- In 60 cisho lagu soo gabagabeeyo guud ahaan doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka.
- in Awood buuxda loo siiyo 135-ta Oday ee beelaha xulista Ergooyinka dooraneysa Xildhibannada, loogana danbeeyo.
- Ilaalinta qoondada Haweenka Soomaaliyeed oo 30% ah, si ay uga mid noqdaan Xildhibaannada Golaha Shacabka.
Wax waa is badeli karaan, balse ilaa hadda waa xogta sugan ee aan helay.
COMMENTS