January 8, 2022 | Posted by admin

Qodobada War-Murtiyeedka lasoo saari doono ku jira aan si hordhac ah idin kugu qisho:-

  1. In Amniga doorashooyinka ee dalka lagu wareejiyo Ciidanka Nabbad Ilaalinta ah ee AMISOM.
  2. In si wadajir ah loo canbaareeyo afganbigii dhicisoobay ee 27-ka Dec 2021 ee la iskugu dayey in awood ciidan lagula wareego Xafiiska Raysal Wasaare Rooble.
  3. In 60 cisho lagu soo gabagabeeyo guud ahaan doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka.
  4. in Awood buuxda loo siiyo 135-ta Oday ee beelaha xulista Ergooyinka dooraneysa Xildhibannada, loogana danbeeyo.
  5. Ilaalinta qoondada Haweenka Soomaaliyeed oo 30% ah, si ay uga mid noqdaan Xildhibaannada Golaha Shacabka.

Wax waa is badeli karaan, balse ilaa hadda waa xogta sugan ee aan helay.

COMMENTS