April 8, 2021 | Posted by admin

Isutaga Bulshada Rayidka Soomaliyeed waxa ay walaac xoogan ka muujiyay xaaladda adag ee Siyaasadda Soomaaliya.

Bulshada rayadka waxay aad uga xumaadeen inuu Burburo Shirkii Madaxda Soomaalida ee Muddo soo jiitamayay kaas oo Loo arkayay in ay ka soobixi karaan Talooyin Muhiim u ah dalka.

Waxay aad uga xumaadeen Ficiladii Warbaahinta ay isku dhaafsadeen Madaxda DFS iyo Dowlad Gobaleedyada qaar sida Puntland iyo Jubbaland.

Hoos ka Akhriso Qoraalka.

COMMENTS