April 27, 2021 | Posted by admin

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa Looga Hadlay Go’aankii ay Maanta qaadeen Madaxda Hirshabelle iyo Galmudug.

Qoraalka ka soobaxay Qarmada Midoobey ayaa Lagu yiri sidaan “

QM oo ka duuleysa War saxafaadeedyadii kasoo baxay Qoor , Cali Guudlaawe iyo Maxamed xuseen Rooble ,waxay mar kale ku celinaysaa mowqifkii ay horey u qaateen xubnaha Beesha Caalamka ee ahaa in Is-afgaradku uu muhiim u yahay Doorashada, in Hishiiskii 17 September ay ka wada shaqeeyaan Dowladda Federaalka iyo Dowlad gobaleedyada iyo in dhammaan dhinacyadana ay ka hor-tagaan rabshadda, wada hadalka la bilaabo

COMMENTS