November 21, 2021 | Posted by admin

si Loo gudagalo Doorashada Golaha Shacabka JFS ee Deegaan doorashoodu tahay Galmudug ayaa waxaa Maanta Bilaabatay isdiiwaan galinta Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya

Maanta waxaa is Diiwaan Galiyay Musharax, Mahad Cabdalla Cawad, waxuuna qaatay , shahaadada murashaxnimada ee HOP104.

sidoo kale waxaa asna isdiiwaan galiyay Musharax Xildhibaan Golaha shacabka Yuusuf Geelle Ugaas oo u tartamaya kuriga HOP#026 waxuuna buuxiyay sharuudihii guddiga doorashada Galmudug isaga oo qaatay shahaadadda musharaxnimada ee golaha shacabka.

COMMENTS