June 15, 2022 | Posted by admin

madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud ayaa Goor dhaw Magacaabay Ra’isul Wasaaraha Cusub ee dalka Mudane Xamze Barre.

Madaxweynaha oo saxaafada kula hadlay Madaxtooyada ayaa soobandhiga Ra’isul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya waxuuna sheegay howlkarnimo.

Wasiirka Kowaad ee dalka ayaa Baraha Bulshada Lagu qorayay saacadihii la Soo dhaafay waxaana Hambalyo udiray Ra’isul Wasaaraha xilka ku wareejin doona ee Maxamed Xuseen Rooble

COMMENTS