September 10, 2022 | Posted by admin

Madaxweynaha DG Hirshabeelle Ali Gudlawe Hussein ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho, waxaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada iyo Xildhibaannada labada Aqal ee BJFS

COMMENTS