September 25, 2021 | Posted by admin

Waxaa Ilaahay ha u naxariistee dadkii ku dhintay qarax maanta ka dhacay meel dhawr tallaabo u jirta bar kontorool oo laga ilaaliyo xarunta madaxtooyada ka mid ahayd Hibaaq Abuukar oo ka tirsaneyd Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha sida uu Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya,

Hibaaq ayaa Xafiiska Ra’isul wasaaraha Soomaaliya u qaabilsaneed arimaha Haweenka waxaana dhalay Gen, Suuley oo aad Loo yaqaano.

Hibaaq Waxay aheed Gabar fir fircoon oo Bulshada si wanaagsan ula dhaqata, waxayna shaqadeedu aheed arimaha Hawenka ee Xafiiska R/W Dalka.

COMMENTS