May 1, 2021 | Posted by admin

Maxweynaha muddo xileedkiisa Dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hogaanka doorashada iyo amnigaba ku wareejiyay RW Rooble, sidoo kale Golaha Shacabka ayuu ka dalbaday in ay ka laabtaan sharcigii jiheynta doorashada oo ay dhawaan ansixiyeen.

Madaxweynaha ayaa markii ugu horreysay soo hadal qaaday dagaaladii ka dhacay Muqdisho iyo barakicii xooganaa, isagoo masuuliyada dusha ka saaray siyaasiin dano gaar ah leh.

COMMENTS