August 5, 2022 | Posted by admin

Muqdisho Goor dhaw waxaa ka dhacay Qarax ismiidaamin ah waxaana la sheegayaa inuu ka dhacay Taleex

Qaraxa waxa uu ka dhacay afaafka hore ee maqaaxida Taleex ee wadada aadda Carwada Qaranka ee degmada Hodon.

Qaraxa waxa uu saarnaa Mooto Bajaaj, waxaana markii hore ku dhintay qofkii waday. Waxaana marlabaad qaraxday mootada sida ay sheegayaan dad goobjoog ah.

COMMENTS