October 18, 2020 | Posted by admin

DFS ayaa Magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabelle geysay Ciidanka gaar ah oo u tababaran ee loo yaqaano Haramcad.

Magaaladaas waxaa lagu qabanayaa labo doorasho oo heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed, halka dilalka qaarkood loo geystay xildhibaanno horay uga dhaceen.

DFS ayaa horay loogu dhaliilay Ciidamo ay geystay Baydhabo & Dhuusamareeb oo doorasho ka dhaceysay, halka Gobolka Gedo sidoo kale askar geysay.

Haddaba, muxuu yahay ujeedka Ciidamada Dowladda Federaalka ay u geyneyso magaalooyinka lagu qabanayo Doorashada?

COMMENTS