April 29, 2017 | Posted by admin
Afhayenka wasaaradda amniga Gudaha dalka ayaa loo magacaabay axmed maxamuud Maxamed oo loo yaqaano (Axmad carab).
Afayeenkaan ayaa Horay u ahaa afhayeenkii nabad sugida Maamulka Jubaland.
Waxuu hada bedelayaa Afhayeenkii hore ee Amniga Cabdi kaamil oo muda xilkani Hayay.
COMMENTS