October 16, 2014 | Posted by admin

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horeysay muddo afar sano kadib gaaray degmada Cadale ee gobolka Sh/dhexe.

Xubnaha wafdigan ayaa waxaa halkaas ku soo dhoweeyay maamulka degmada Cadale iyo saraakiil ka tirsan ciidamada AMISOM iyo ciidamada dowlada Federalka.

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee gobolka Sh/dhexe Yuusuf Cabdi Cabdulle oo la socda wafdiga ka socda Qaramada Midoobay ayaa u xaqiijiyay shabakada warbaahinta duhur.com in wafdigan ay la kulmi doonaan qeybaha kala gedisan ee bulshada degmad Cadale isla markaana kala hadli doonaan sidii loo adkeyn lahaa ammaanka iyo weliba sidii loo la ogaan lahaa xaalada dhabta ah ee ka jirta degmada Cadale.

Degmada Cadale ee gobolka Shabelaha dhexe ayaa dhawaan waxaa booqday madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo la kulmay bulshada qeybaheeda kala duwan. ka dib markii laga saaray kooxihii qaswadayaasha Alshabaab.

COMMENTS
  1. learn more said:

    43611 344232You produced some decent points there. I looked on-line towards the concern and discovered most individuals will go along with along along with your internet internet site. 565839

  2. Haydee Drago said:

    591454 4395 There are some fascinating points in time in this write-up but I don

  3. Sorry for the huge review, but I’m really loving the new Zune, and hope this, as well as the excellent reviews some other people have written, will help you decide if it’s the right choice for you.

  4. Alease Mogel said:

    Looking forward to reading more. Great blog.Really thank you! Cool.

  5. 668953 237497i was just surfing along and came upon your blog. just wanted to say great job and this post truly helped me. 856409