April 27, 2015 | Posted by admin

Dooni siday in kabadan 1150 qof oo qaxooti ah oo ka soo qaxay dalka Yemen ayaa maanta April 26, 2015 ku soo xiratay dekedda magaalada Bossaso. Dadkan oo u badan Soomaali ayaa waxaa ku jira caruur haween iyo dad waayeel ah.

C/laahi Xaashi “Qoobdeero” oo ah wasiir-ku-xigeenka arrimaha gudaha Puntland, madaxna u ah guddiga maamulka Puntland uu u xilsaaray dib u dejinta qaxootiga Yemen ka soo qaxaya ayaa VOA u sheegay in qaxootiga ay u baahan yihiin in gacan loo fidiyo.

Hoos ka dhageyso wareysiga.

COMMENTS