February 16, 2011 | Posted by admin

Shabakada Duhur dhamaan madaxdeeda iyo shaqaalaheed hadaan nahay Waxaan Hambalyo iyo Bogaadin Aan La soo Koobi karin hawada u marinaynaa Boqorka iyo Boqarada ee is calmaday Ahmednuur Mohamed Ahmed (Malaas) & Maandeeq Nuur Sheik Ahmed Caraay oo meherkooda iyo arooskaba uu ka dhacay dalka Kenya, Nairobi Hadaba Lamaanaha is celmaday ee caruus galay waxaan leenahay noqda kuwii isku waara oo ubad qeyr qaba kala hela waliba noqda kuwa lagu daysado kalana hela WIIL IYO CAANO, GABAR IYO CAANO.

Waxaa Tahniyad diraya dadkan kala ah:

  Aabe Mohame Ahmed Mohamud (Malaas)

 Hooyo Nasro Hussein Abdulle

Aabe Nur Sheik Ahmed Caraay

Hooyo Hawa Mohamud Afrah

Ayeeyo Habiibo Socdaal Cilmi

Muktar Ahmed Mohamud(Katiitow)

Zam Zam Mo’alim Hussein

Ali Ahmed Mohamud (Ali Dhere)

Nasro Ali Mohamud Canshuur

Abdullahi Ahmed Mohamud (A/llahi Dhere)

Asho Omar Mohamud iyo Caruurteda

Haliimo Ahmed Mohamud

Fadumo Ahmed Mohamud

Anab Mohamed Ahmed

C/Satar Mohamed Ossobow

C/Aziiz Mohamed Ahmed

Ciise Mohamed Ahmed

Guled Mohamed Ahmed

Naciimo Mohamed Ahmed

Dhamaan Reer Mohamud Ali

Abti Ahmed Hussein Abdulle

Abti Hassan Hussein Abdulle

Abti Ali Hussein Abdulle (Ali Gaab)

Isma’il Nuur Sheik Ahmed

Ismahan Nuur Sheik Ahmed

Muno Nuur Sheik Ahmed

Deeqo Yusuf Omar iyo Odaygeda

Fartuun Mohamed Muhudiin (Miriqshaale)

Shariifo Hassan Sheik Ahmed

Saciido Muhudiin Sheik Ahmed Caraay

C/raxman Ahmed Nur sheik Caraay

DHAMAAN REER MOHAMUD AFRAH (ROOROW)

WAXAA KALO DIRAYA TAHNIYAD TAA LA MID AH

Dr. Abdi-Nur Sheik Ahmed Caraay

Abdulahi Nur Sheik Ahmed Caraay

C/aziiza Haji Elmi Sheik Ahmed Caraay

C/Aziiz Hassan Sheik Ahmed Caraay

C/Nasteex Mohamud Sheik Ahmed Caraay

Sayid-Ali Haji Elmi A. Caraay

C/Risaaq Mohamud Sheik A. Caraay

Aamino Mohamud Sheik A. Caraay

Saynab Haji Elmi Sheik A. Caraay

Hawa Haji Elmi Sh. Ahmed Caraay

Binti Hassa Sh. Axmed Caraay

Dayib Mohamud Sh. Ahmed Caraay

Ahmed Omar Sh. Axmed Caraay

Mohamed Hussein Salah iyo Xaaskiisa Sahro Elmi Sheik

Khadar Mohamed Mire

Ayan C/lahi Mohamud Rooble

Shiilow C/lahi Mohamud Rooble

DHAMAAN REER SHEIK AHMED CARAAY

Waxaan Tahniyadan Arooska ah hawada u marinaynaa Boqorka iyo Boqarada ee is calmaday Ahmednuur Mohamed Ahmed (Malaas) & Maandeeq Nuur Sheik Ahmed Caraay oo meherkooda iyo arooskaba uu ka dhacay dalka Kenya, Nairobi Hadaba Lamaanaha is celmaday ee caruus galay waxaan leenahay noqda kuwii isku waara oo ubad qeyr qaba kala hela waliba noqda kuwa lagu daysado kalana hela WIIL IYO CAANO, GABAR IYO CAANO…

HEESTANA HAWADA AYAAN IDIIN SOO MARINAYNAA EE NAGA GUDOOMA

 

 

 

  W/D: MUKTAR KATIITOW

NORTH AMERICA DUHUR MEDIA

COMMENTS
  1. anigo ah abdi rihiim xasan shiq ahmed araay waxaan halakan uga tahniyad uga diraayaa arooska iyo aroosada oo kala ah maandeq nur shiq ahmed araay iyo ahmed maxamed ahmed (malaas) waxaan leeyahy happy life will iyo caano gabar iyo cano thnks………

  2. Aniga oo ah Abdi sitaar max’ed cosobow waxan leeyahay labadaan is doortay kuwii noqoda kuwa arooskooda loo aayo kala helana Wiil IYO CAANO iyo Gabar CAANO
    Aamiin
    Aamiin
    halkaan ka leeyahay Duhur.com madaxdiisa waad mahadsan tihiin sida aad ugu adeegtaan