October 1, 2016 | Posted by admin

Magaalada Muqdisho waxaa goor dhaw ka dhacay qarax ismiidaamin ah oo lagu qaaday Mid ka mid ah magaaxiyaha ku yaala magalaada muqdisho.

Qaraxaan ayaa la sheegay in uu ka dhashay gaari wax laha qarxa qarxa laga soo buuxiyay waxaana ku dhintay in la xaqeejiyay 3 ruux Dhaawucuna waxaa la sheegayaa in uu gaaro ilaa iyo 3 ruux.

Werarka ayaa lagu qaaday Magaaxida Buluu SKY oo ka ag dhaw agagaarka Xarunta Ciidanka Nabad Sugida Dowlada.

Qaraxa ka dib waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan Kuwa Amniga iyo sidoo kale xubna ka mid ah  maamulka Gobalka Banaadir.

La soco Faah faahinta .

COMMENTS