September 18, 2020 | Posted by admin

Xisbiga Wadajir ayaa caddeeyay mowqifkiisa ku aadan heshiiska Doorashooyinka ee lagu soo gaba-gabeeyay magaalada muqdisho, waxaana xisbigu shaaciyay in Heshiiska aan lagu cayimna xilliga ay doorashadu billaabaneyso, sidaa darteed ayuu Xisbigu dalbanayaa in la caddeeyo taariikhda ay doorashadu billaabaneyso.

COMMENTS