January 30, 2021 | Posted by admin

Xildhibaan Sahro Cumar Maalin oo ka mid ah xildhibaanada Golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka hadashay Arima ay ka mid yihiin Doorashooyinka, Maqaamka iyo Matalaada Gobalka Banaadir.

Xildhibaan Sahro waxay si gaar ah u dul istaagtay 13 Kursi ee Gobalka Banaadir laga siiyay Aqalka sare iyo habraaca Loo marayo.

waxay sheegtay in dadaal Badan lagu bixiyay in Gobalka Banaadir uu Matalaad ku yeesho aqalka sare oo Matelaya Maamul Gobaleedyada dalka.

Halkaan Ka dhageyso Waraysiga Xildhibaan Sahro Cumar Maalin

COMMENTS