September 30, 2020 | Posted by admin

Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaaka Galmudug oo ka Qeyb noqday dadkii Maanta demiyay dabkii dhuusamareeb.

Xildhiban Abdullahi Gallibaax oo ka Mid ah golaha wakiilada Galmudug waxuu shacabka Galmudug Tusay inuu yahay qof shacabkiisa ka damqanaya waxa uuna tusaale muuqdo u yahay dhalinyarada maanta siyaasada qeyb ka ah.

si Mug leh ayuu uga qeyb qaatay daminta dabka ka dib Markii dab Culus uu ka kacay Dhuusamareeb goob ganacsi oo ku taala.

Waxuu gutay qeyb ka mid ah waajibaadka Qaran ee shacabiisu ay ka sugayeen, laakiin Makula tahay in Tani ay Tusaale utahay Xildhibaano badan oo asiga la mid ah.

COMMENTS