September 19, 2022 | Posted by admin
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macalin Fiqi ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Galmudug ,
Kulanka ayaa laga hadlayo kaalintooda la xiriirta dib u heshiisiinta,Xasilinta deegaannada laga xoreeyo Alshabaab iyo ka feejignaanta dhagartooda is kahor keenista beelaha.






COMMENTS