October 7, 2021 | Posted by admin

Wasiirka Amniga maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ku dhawaaqay in uu iscasilay ka dib markii Madaxweynaha Galmudug iyo isaga ay isku fahmi waayeen in xaalad dagaal lagu wajaho ciidanka Ahlusunna.

Waxaa uu sheegay Wasiir Fiqi in aysan marnaba aqbali doonin in xaalad dagaal lagu wajaho culimada Ahlusunna.Wasiir Fiqi, ayaa sheegay in Madaxweynaha Galmudug, uu jidkii Nabadda ka doortay dagaal lagu wajaho Ahlusunna, isagoo adeegsanaya ciidamada Soomaliya

COMMENTS